Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Thru the Bible Somali

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.
Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.

Where can you listen?

Apple Podcasts Logo Podtail Logo Google Podcasts Logo RSS

Episodes

Questions & Answers

How many episodes are there of Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali?

There are 261 episodes avaiable of Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali.

What is Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali about?

We have categorized Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali as:

  • Religion & Spirituality
  • Christianity

Where can you listen to Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali?

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali is available, among others places, on:

  • Apple Podcasts
  • Podtail
  • Google Podcasts

When did Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali start?

The first episode of Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali that we have available was released 21 August 2023.

Who creates the podcast Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali?

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali is produced and created by Thru the Bible Somali.