Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Nazreen Zallah
  • Apple Podcasts Logo Kenya
    Trophy icon 19

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.

podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. 

Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. 

"Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Where can you listen?

Apple Podcasts Logo Spotify Logo Podtail Logo Google Podcasts Logo RSS

Episodes

Questions & Answers

How many episodes are there of Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

There are 4 episodes avaiable of Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah.

What is Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah about?

We have categorized Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah as:

  • Education
  • Self-Improvement

Where can you listen to Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah is available, among others places, on:

  • Spotify
  • Apple Podcasts
  • Podtail
  • Google Podcasts

When did Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah start?

The first episode of Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah that we have available was released 29 July 2024.

Who creates the podcast Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah?

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah is produced and created by Nazreen Zallah.